Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhaw soo saaray wareegto uu ku magacaabay qaar kamid ah Golaha cusub ee Wasiirada uu yeelanayo maamulkiisa. Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka kooban 10-Wasiir, waxaana wasiiradan ku jira Wajiyo cusub una badan xubno aad ugu dhawaa Madaxweyne Lafta Gareen. Madaxweynaha Koonfur Galbeed … Continue reading Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)